South Africa: Koohy Tuughy eh Weerar Kiqaatheng Somali Tukaangley eh, Lijereng Tuugathy Hoono Somaly eh

SOUT aFRIKY
Weyba Weerir Hooging Haky Qaatheni Koohy Tuughy Hubesing ing
Dhalitheng Wadangky South Africa i Lijereng Haano Somali eh,
Goob Tukangleyty Somalithy Lety Kitaaly Johanesburg Weeraren

Kudemby Weyba Suubiyeni Tukaangleyty Somalithy is Kaalitheng
Weerarky Tuugathy South Africa Wethitheng Somalithy Tuugathy eh
Laharbiyeng Keni iskureebeng Naftiyo Betbaasitheng Dhaawa Bathing
Deery Somalithy Tukaangleyty Haayty

Dhinghy Kaly Weyba Weerarkung Kudamboyeng Somalithy Dhatiyo sky
Galeng Qabyaalit Dhahmarty Haano Kumit eh Somalithy Ha Wethitheng
Tuughy Hubeysing South Afrikang eh Weerar Kiqatheng Qabiilky
Tukaamesho Qabyaalidy Dhahmarty, Dhaafeng Qabiilky Kumit eh
Tuugthy Somalithy Tukaamesho

Hordhaangtini Dil Kaly Liing Jeeysithy Kuriy Kaly Somaly eh
Maalmy Kohor Qabuuro Lahaky Duughy Dilshey ilaa Haty Liingky
Shakiingsingyi Qabyaalidy Dhahmarty Somalithy Guthashe inty
Liing Dily

SG SHOP